BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
Immisa bilyan oo doollar ayuu Maraykanku ku bixiyay dagaalkii uu ku qaaday Iiraan?
Maalintii ugu horreysay, weerarro isugu jira diyaarado dagaal iyo gantaallo oo si wadajir ah loogu qaaday Iiraan ayaa lagu dilay hoggaamiyaha sare ee Jamhuuriyadda Islaamiga ah.
Dilal, silic iyo arxan-darro: Shan maamul oo taariikh dhiig badan ku reebay Afrika
Markii ay talada qabteen, intooda badan waxay ku xukumeen gacan bir ah, iyagoo hirgeliyey siyaasado cabburin ah oo ay ka mid ahaayeen dilal siyaasadeed, daldalid ama dilal si fagaare ah loo fuliyo, xarigyo aan sharci ku salaysnayn, iyo adeegsiga jirdilka gudaha xarumaha lagu hayo maxaabiista.
TOOS, Mareykanka iyo Iiraan oo ku dhawaaqay heshiis nabadeed iyo dib u furidda marin biyoodka Hormuz
Shehbaz Sharif, Ra’iisul Wasaaraha Pakistan oo ka shaqeynayay dhexdhexaadinta wada-hadallada, ayaa sheegay in heshiis u dhexeeya Maraykanka iyo Iiraan la gaaray.
Trump wuxuu ku dhawaaqay heshiiska Iran laakiin su'aalaha - iyo khataraha - ayaa weli taagan
Ku dhawaaqidda heshiiska Iran waxay ahayd haddiyad dhalasho oo soo dhawaynaysa madaxweynaha - laakiin guushiisa ama guuldarradu waxay ku xiran tahay tafaasiisha.
Waa imisa qiimaha tigidhada Koobka Adduunka ee sanadkan iyo lacagta FIFA ay ka sameyso?
Koobka Adduunka, ciyaaryahanka dhaliya goolasha ugu badan waxaa la siiyaa abaalmarinta Kabaha Dahabka ah, halka goolhayaha ugu wanaagsan la guddoonsiiyo Gacmo-gashiga Dahabka ah.
Maxaan ka ognahay ilaa iyo hadda safarka uu madaxweyne Cirro ku tagay Israa'iil?
Cabdiraxmaan Cirro, madaxweynaha Somaliland ayaa qoraal uu soo dhigay barta Facebook, waxa uu ugu mahadceliyay madaxweyne Isaac Herzog iyo shacabka Israa'iil soo dhawayntooda.
Sidee ayaad ilmahaaga uga caawin kartaa inuu ka gudbo xaaladaha walwalka?
Carruurtu, sida dadka waaweyn, mararka qaarkood waxay la kulmaan walaac. Laakiin xaaladaha qaarkood, walwalku wuxuu noqon karaa mid aad u daran oo ka hor istaagaya inay sameeyaan waxyaabaha ay jecel yihiin.
Maxay yihiin qodobada 'qadka cas' ee Iran ay ku cadaysay heshiiska ay la galayso Maraykanka?
Sida laga soo xigtay afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda Iran, Esmail Baghai, "Saxiixa ma dhici doono Axadda, laakiin suurtagalnimada in la saxiixo maalmaha soo socda lagama saari karo meesha."
Dal u jaangooynaya dadkiisu in uusan dhaafin 10 Milyan iyo dood weyn oo ka taagan
Ma dal ayaa xad go'an u dejin kara tirada dadkeeda? Taasi waa su'aasha ay dadweynaha Switzerland ay uga jawaabi doonaan codbixin la qabanayo Axadda.
Sababta magaca madaxweyne Trump looga fujiyay xarun dhaqan oo caana ah oo Maraykanka ku taalla?
Kiisku waxaa uu salka ku hayay muran sharci oo ballaaran oo ku saabsan magac ka beddelka hay'adda dhaqan, kaas oo sharciga Maraykanku u aqoonsanayo in ay xasuus u tahay madaxweyne John F Kennedy.
Xidigga xulka Ghana oo loo diiday fiisaha Canada xagee hadda ku sugan mase ciyaari doonaa Koobka Adduunka?
Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Ghana, Thomas Partey, ayaa seegi doona kulanka ugu horreeya ee dalkiisa ee Koobka Adduunka, kaas oo ka dhacaya Toronto ayna ku wajahayaan xulka Panama, kadib markii loo diiday inuu galo Kanada.
Muxuu Ruushka u xirxiray culimada Muslimiinta?
Marka loo eego warbaahinta midigta fog iyo kanaalada, xiritaankan ayaa bilow u ahaa olole la wada sugayey oo lagu baabi'inayey maamulka diinta ee Muslimiinta Ruushka, oo ah hay'adda Kremlin taageerto ee mas'uulka ka ah matalaadda Muslimiinta dalka.
BBC Somali kala soco TikTok
Ugu hor hel wararka iyo xogta naadirka ah
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Diin iyo Taariikh
Maqal iyo Muuqaal
Xul
Afar sababood oo ka hortagi kara xabbad joojin waarta oo dhex marta Iran iyo Maraykanka
Dagaalkan soo cusboonaaday ayaa imaanaya maalmo kadib markii Iran ay gantaal ku garaacday Israa’iil maalintii Axadda.
Halkee ciidamada Mareykanka kaga sugan yihiin bariga dhexe, sababtu se maxay tahay?
Iran ayaa mar kale sheegtay inay beegsatay saldhigyo militari oo Maraykanku leeyahay oo ku yaalla gobolka kadib weerarro cusub oo ay ciidamada Maraykanku fuliyeen.
Trump oo yiri 'Waan jeclahay sicir-bararka' iyadoo qiimaha badecadaha Maraykanku uu aad sare ugu kacay saddex sano gudahood
Madaxwaynaha Maraykanka ayaa markii dambe sheegay inuu ula jeeday inuu dhab ahaantii ku faraxsanaa in sicir-bararku aanu ka sarreyn heerka uu joogay.
Warbaahinta Israa'iil oo Trump ku dhaleeceeyay baaqiisii ku saabsanaa is-xakamaynta iyo ka fogaanshaha jawaab-celin degdeg ah
Qaar ka mid ah kormeerayaashuna waxay u arkaan khilaafaadkan muuqda inuu yahay qayb ka mid ah istaraatijiyad adag oo lagu maareynayo xiisadaha.
Saaxiibtinnimo mise kasbasho: Maxaa ku kallifay Xi Jinping inuu booqdo Kuuriyada Waqooyi?
Beijing waxay isku dayaysaa inay dib u xoojiso saameynteeda ku aaddan xulafo istaraatiiji ahaan aad muhiim u ah, balse aad u adag in la saadaaliyo.
Waa kuma Saadiq Joon?
Waxaa maalmihii u dambeeyay si wayn baraha bulshada loogu hadal hayay Saadaq Joon, oo horey u soo noqday taliyihii booliiska gobolka Banaadir xilligii dolwadii madaxwayne Farmaajo.
Sheeka-xariirada ay ciidanka Botswana ka sheegaan Janaraal Caydiid
Madaxweyne Duma Boko ayaa ciidamada Botswana u sheegay in askarta dalkiisa ay mar ka hortageen xoogaggii Maxamed Faarax Caydiid ee ku sugnaa magaalada Baydhabo, isaga oo dib u xusay sheeko xariiro uu sheegay inay muujinayso sumcadda Ciidanka Difaaca Botswana (BDF).
Duuliyihii meydka Siyaad Barre sida qarsoodiga ku keenay Soomaaliya oo markii ugu horreysay hadlay
Wuxuu ka sheekeeyey khadad duullimaad oo ay mareen, garoomo dayaaradeed oo ay ku raad-tirteen iyo lambarro duullimaad oo ay isticmaaleen
Xiriirka ka dhaxeeya madaxda Soomaaliya iyo muddo-kordhinta
Doodda muddo kordhinta maanta iyo mar u dhow ma soo bilaaman. Muddo dheer ayaa mucaaradka iyo dawladda markaas xilka haysa waxay ku murmi jireen sharciyadda kororsiimada, qormadanna waxaan ku eegeynaa waxyaabaha sababta u ah
Milicsi: Maxay Laascaanood ku asteysan tahay dhanka booqashada Madaxweynayaasha?
In ka badan Nus qarni, kadib dilkii AUN Madaxweyne Cabdirashiid, Laascaanood waxa ay mar sadexaad marti-gelineysaa wufuud heer qaran ah
Trump oo si lama filaan ah u joojiyay wareysiga NBC ka dib markii ay isugu dhaceen sheegashada 'doorashada la musuqmaasuqay'
Inta lagu guda jiray wareysiga, madaxweynaha waxaa si isdaba joog ah dhowr qodob su'aal ka weydiisay soo-jeediyaha bandhigga Kristen Welker.
Maxaa ka jira hadalkii Somaliland ee xiriirka Turkiga iyo Israa'iil?
Israa'iil ayaa dhowaan ku dhawaaqday inay aqoonsatay Somaliland, taasoo keentay in dalal badan ay kasoo horjeestaan.
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 15 Juunyo 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 15 Juunyo 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 12 Juunyo 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 12 Juunyo 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.







































































