BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
TOOS, Wasaaradda Difaaca Iran: Waxaan awood u leenahay inaan bartilmaameedsanno maraakiibta Mareykanka.
Wasiirka Difaaca ku-meelgaarka ah ee Iran ayaa sheegay in ciidamada milatariga dalkiisu ay awood u leeyihiin inay bartilmaameedsadaan maraakiibta dagaalka ee Maraykanka.
TOOS, Wasaaradda Difaaca Iran: Waxaan awood u leenahay inaan bartilmaameedsanno maraakiibta Mareykanka
Maalmihii lasoo dhaafay, mas’uuliyiin Iranian ah ayaa sheegay in ciidamada dalkoodu ay adeegsadeen hubka lidka maraakiibta, ayna ku weerareen laba markab oo Mareykan ah oo ku sugnaa Gacanka Faaris.
Kenya oo ka hadashay howlgallada ka dhanka ah ajaaniibta aan shariga haysan ee dalka ku sugan
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in aan la soo saarin wax amar ah oo ajaanibta dalka ku sugan loogu sheegayo inay Kenya ka baxaan, kaddib dood ka dhalatay hadallo uu Madaxweyne William Ruto ka sheegay ka qaybgalka ajaanibta ee ganacsiyada yaryar.
Ma dhabbaa in cunista yaanyada badan ay sababi karto dhagaxaanta kelyaha?
Shaqada ugu weyn ee kelyuhu waa inay sifeeyaan qashinka iyo sunta ku ururta jidhka, kadibna ay ka saaraan iyaga oo kaadida ku dhex saaraya.
Maxay Israa'iil ugu ugu dhawaaqday gacanta ku haynta Buuraha Cali Daahir?
Isbadalada dhanka milatariga ee ka socda Buurta Cali Dahir lagama sooci karo sawirka guud ee isbeddelada dhanka milatariga iyo siyaasadda.
Tobanka xayawaan ee ugu khatarta badan adduunka
Xayawaan kee ayaa dadka ugu badan sababa dhimashadooda sannad kasta? Haddii aad u malaysay inuu yahay libaax-badeedka, waad qaldan tahay.
WhatsApp: Sida lacag loogu diro kooxaha xagjirka ah
Sida WhatsApp lacag loogu diro UK iyo qeybaha kale ee dunida si sharci-darro ah.
Dad ku dhintay diyaarad ku burburtay garoonka Miami
Mas’uuliyiintu waxay sheegeen in shan qof ay dhinteen, halka shan qof oo kalena ay si daran u dhaawacmeen, kaddib markii diyaarad xamuul oo nooca Boeing 767-300 ah ay ka baxday dhabaha diyaaradaha xilli ay degaysay
Nukliyeer iyo aqoonsiga Israa'iil ma isku xiran yihiin? BBC oo baaritaan ku sameysay heshiiska nukliyeerka ee Sacuudiga iyo Mareykanka
Qoraalka asalka ah ee heshiiska meelna uguma xusna wax shuruud ah oo Sacuudiga looga baahan yahay inuu ku biiro Heshiisyada Abraham ama uu aqoonsado Israa’iil. Inkastoo waddada lagu kobcin karo yuraaniyamta ilaa 20% ay tahay mid shuruudo iyo marxalado kala duwan leh, haddana si rasmi ah ayay u furan tahay.
Qiimaha basasha oo si xawli ah kor ugu kacay Hindiya iyo culeys siyaasdeed oo ka dhashay
Hindiya, qiimaha basasha ayaa si xawli ah kor ugu kacaya, taas oo horseedaysa in loo raro magaalooyinka waaweyn iyada oo loo marayo in lagu raro tareenada dheereeya. Dalku wuxuu soo saaraa oo cunaa tiro aad u badan oo basasha ah; isbeddelka qiimaha ayaa saameyn siyaasadeed ku yeeshay waqiyadii hore .
Saxafiyada TV oo caan ah iyo 11 qof oo kale oo daldalaad lagu xukumay dalka Masar kadib arrin lagu eedeyay
Wariye caan ah oo u dhalatay dalka Masar, Sarah Khalifa, iyo 11 qof oo kale ayaa lagu xukumay dil toogasho ah iyadoo loo adeegsanayo daldalaad ka dib markii lagu helay dambiyo la xiriira daroogada.
Taariikhda qarsoon ee ka dambeysa moos qiimahiisu yahay $6 milyan oo dollar
Markii Maurizio Cattelan uu muus ku dhejiyay derbi isagoo wata calaamad midabka qalinka ah oo uu ugu yeeray shaqa farshaxan, wuxuu ka sameeyay mid ka mid ah doodaha dhaqanka ee ugu waaweyn sannadihii ugu dambeeyay. Laakiin sheekada ka dambeysa shaqada "Majaajiliistaha" waxay muujineysaa taariikh qarniyo badan soo jirtay oo ku saabsan kicinta muranka iyo isticmaalka qiimaha naxdinta leh ee farshaxanka.
BBC Somali kala soco TikTok
Ugu hor hel wararka iyo xogta naadirka ah
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Diin iyo Taariikh
Xul
Raysal wasaaraha Canada oo wajahaya tijaabo muhiim ah kadib markii uu ka baxay heshiiskii Trump
Ra’iisul Wasaaraha Canada wuxuu wajihi doonaa tijaabo muhiim ah, maadaama uu u baahan yahay inuu shacabka ku qanciyo in go’aankiisii ahaa inuu ka tanaasulo wadaxaajoodyadii Aqalka Cad uu u qalmo cawaaqibka ka dhalan kara.
Garsoore Mareykan ah oo xayiradda fiisaha ka qaaday Soomaaliya iyo 74 dal oo kale
Garsoore Mareykan ah ayaa Jimcihii 21-kii Agoosto baabi'iyay siyaasadda maamulka Donald Trump ee hakisay fiisooyinka muwaadiniinta 75 waddan, oo ay ku jirto Soomaaliya.
Nolosha qarsoodiga ah ee hoggaamiyaha Iiran iyo shaki laga muujiyay xaaladdiisa nololeed
Toddobaadkii hore, waxaa magaalooyinka Tehran, Qom iyo Mashhad lagu qabtay xuska sannad-guuradii 40-aad ee geeridii Cali Khamenei. Xuska munaasabdaas, Mojtaba Khamenei kama uusan soo qaybgelin taxanaha cusub ee xafladahaas, mana jirin wax muuqaal ama cod ah oo laga baahiyay isaga.
Muxuu waddankaan saaxiibka la ah Soomaaliya u diiday in uu ku biiro heshiiska Turkiga, Sacuudiga iyo Pakistan?
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Turkiga Hakan Fidan ayaa hore u sheegay in Masar ay ku biiri karto heshiiska marxalad dambe, sababtoo ah, sida uu sheegay, Qaahira waxaa loo arkaa "saaxiib dabiici ah" oo ka tirsan saddexda waddan.
Cabdi Daysane oo BBC uga warramay guusha uu ka gaaray doorashada Minnesota
Natiijada doorashada hordhaca ah waxay Daysane u tahay tallaabo muhiim ah, waxaana uu hadda diiradda saari doonaa doorashada guud iyo ololaha ballaaran ee ka horreeya.
Trump oo qirtay in si qarsoodi ah loo saaray diyaarad aan ahayn tan madaxweynaha cabsi laga qabo Iran
Arrintan ayaa soo shaac-baxday ka dib markii la soo wariyay in Trump uu raacay diyaaradda Air Force One 8-dii July iyadoo ay arkayaan kamaradaha telefishinka, ka hor inta uusan ku dhuuman gaari cuntada qaada si loogu wareejiyo diyaarad milatari.
Sidee BBC-du ugu suurtagashay inay dabagal ku hesho madaxii sirdoonka Bashar al-Assad ee is qarinayay?
Waxaan sawirro ka qaadnay bog kasta oo ka mid ah buug-xusuustii laga helay guriga Hussam Luka, markii aan London ku soo laabannayna, waxaan bilownay inaan hubinno dhammaan 155-ka lambar ee taleefan ee ku qornaa.
Warar sheegaya in Trump uu ku dhex dhuuntay gaariga cuntada ee gudaha diyaarad sir ah cabsi laga qabay hanjabaadda Iiraan
Warbaahinta Mareykanka ayaa sheegtay in madaxweynaha Mareykanka laga wareejiyay diyaaraddii hore ee Air Force One oo la saaray diyaarad ciidan, xilli uu ka soo baxayay shir madaxeedka NATO oo bishii hore ka dhacay Turkiga.
Maxaad kala socotaa heshiiska difaac ee seddex-geesoodka Sacuudiga, Pakistan iyo Turkiga
Il wareed ku dhow dowladda Sacuudiga, oo xogta siiyay AFP, ayaa xaqiijiyay in heshiiska lagu saxiixi doono maalinta Jimcaha ee magaalada Jeddah oo ku taal xeebta Badda Cas.
Muxuu Sacuudigu ka faa'iidayaa dagaalka Iran?
Shirkadaha shidaalka ee Sacuudiga ayaa helay faa’iidooyin ka dhashay kor u kaca qiimaha saliidda intii uu socday dagaalka Iran, inkastoo wax-soo-saarku hoos u dhacay. Haddaba maxay faa’iidooyinkan uga dhigan yihiin Sacuudiga, ma sii jiri doonaan muddo dheer?
Nafaqo-darrada carruurta Baydhabo oo aad looga dayrinayo
Sida laga soo xigtay falanqayntii ugu dambeysay ee IPC, qiyaastii lix milyan oo qof, taasoo ah mid ka mid ah saddexdii qof ee Soomaalida ah, ayaa wajahaya cunto yaraan, iyadoo ku dhawaad 1.9 milyan ay u baahan yihiin gargaar degdeg ah.
Ma taqaanaa gantaalka ugu halista badan ee yalla Afrika xilligaan?
Gantaalkan waxaa la rumeysan yahay inuu la shaqeynayay militariga dalka sannado badan, inkastoo la'aanta xaqiijinta hore ay muujinayso u janjeersiga militariga Aljeeriya ee ah inaysan ku dhawaaqin iibsashada hub cusub.
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 8 Sebtembar 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 8 Sebtembar 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 7 Sebtembar 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 7 Sebtembar 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.














































































